gunnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gunoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gunno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0