guntidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gunud².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gunudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.Xarig iwm guntin u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0