gunud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.
  2. Xarig iwm guntin u yeelid.