gunuunucidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gunuunuc². ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gunuunucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dunuunucidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gunuunucid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gunuusidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gunuunucid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0