gunuunuc
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.
- Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

