guraabbaas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo. 2. ld guraabbaasid.
- Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

