guraabbaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guraabbaas². ld guraabbaas¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
guraabbaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo. 2. ld guraabbaasid.Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00