gurbaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld durbaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

durbaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya. ld gurbaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur