durbaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- (muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya. ld gurbaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

