guriggalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guriggelid.Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
guriggelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guriggal². ld guriggal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00