guriggelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guriggal². ld guriggal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guriggal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guriggelid.
  2. Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur