gurinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guri².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ryo, m.l)Macnaha:1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0