guri
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ryo, m.l)
Macnaha:
- 1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
- 1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.

