gurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guran. ld gurnaansho.
  2. eeg guran². ld gurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan caano lahayn ahaansho. 2. Wax aan biyo lahayn ahaansho. 3. Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
  2. Geel aan irmaanayn; horweyn.
  3. Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur