guran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan caano lahayn ahaansho. 2. Wax aan biyo lahayn ahaansho. 3. Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
  2. Geel aan irmaanayn; horweyn.
  3. Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horweyn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Geel guran oo badan oo aan cidaha la joogin ee meel kale lagu hayo. 2. Geel badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur