guubin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guubi. ld guubis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guubi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hal dhalaysa guube keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guubis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guumis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur