guubisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guumis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
guumisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Rati qaalin ugubi ku curatay. ld guubis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00