guulalloobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guulallow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guulallow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.
  2. Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur