guulallow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.
- Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

