guuli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur