guul
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.
- Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
- 1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho. 3. (f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid. Tus. “Geelii wuxuu isugu guulmay gasada”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

