guumeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin da'weyn oo aan weli guursan.
  2. Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.
  3. Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur