coon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nan, m.l)
Macnaha:
- 1. Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda. Tus. “Dabka c.kiisa”: dabka agtiisa.
- 1. Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan. 2. Gabar da'weyn oo aan la guursan; guumeys.

