guur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo. 2. Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
- Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.

