guurto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool. 2. G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur