guuraynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guuree. ld guurays, guureggelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guureeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:Habeen socosho. ld guureggal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guuraysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guurayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guureggelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld guurayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0