dheelmo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maday, -matay)

Macnaha:

  1. Habeen socosho; guurayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guurayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guuree. ld guurays, guureggelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur