Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.l)
Macnaha:
Guddi; ikhyaar; duqow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-riin/ikhyaar, m.dh)
Macnaha:
Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹.
Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur