guddi
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay. 2. Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

