Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
1. Xudduud; soohdin. 2. ld xaj.
(taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-imo/-ino, m.l)
Macnaha:
Seere, xad.
(xis.) Xaddeyn ama xannibaad lagu sammeeyo dambeedka fansaar. Soohdin sare waa tirada U, taas oo f(x)_<U dhammaan x-yada ku jira horaadka, soohdinta hoose waa tirada l, taas oo f(x)_>l dhammaan x-yada kujira horaadka. Tusaale ahaan, haddii f(x)=sinx markaa +1 waa soohdin sare iyo -1 waa soohdin hoose.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur