Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Qof dal durugsan aadaya. 2. ld haajirid. ld haayir¹ (3).
Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir².
Lamidka: haajirid, haayir
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg haajir². ld haajir¹ (2), haayir¹ (3), haayirid.
Lamidka: haajir, haayir, haayirid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.l/dh)
Macnaha:
1. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.
ld haajir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur