muhaajir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof degaankiisii uga tegey risiq doon ama diin fidinteed. 2. (dii.) (m.w) Asxaabadii Nebi Maxamed (n.k.h.a.) la haajirtey oo inta Maka ka tegtey mid ka mid ah.

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

h

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.

a

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.