haalaati
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati.
Lamidka: xaraarad, hamuun, halaati, halalaati
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

