halalaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haalaati.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haalaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati.

Lamidka: xaraarad, hamuun, halaati, halalaati

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur