haamadday

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hamaday.

Lamidka: hamaday

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamaday

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld haamadday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur