hamadayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:Dhaxan aad u badan oo markay timaado geedaha qalajisa. ld haamadday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haamaddayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hamaday. Lamidka: hamadaySource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0