haamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haami.

Lamidka: haami

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur