haaneedid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haaneed². ld haaneedis.

Lamidka: haaneed, haaneedis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haaneed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami.
  2. 1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi.

Lamidka: habsami

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haaneedis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid.

Lamidka: haaneedid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur