haaneed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami.
  2. 1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi.

Lamidka: habsami

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

habsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haaneedi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed².

Lamidka: haneed

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur