haantaawilfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineIsrogrogga: (-fay, -ftay)Macnaha:eeg haantaawilif². Lamidka: haantaawilifSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haantaawilifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda. Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid. Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0