haantaawilifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda. Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.