haaraamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haaraan². ld haa-raan¹.

Lamidka: haaraan, haa-raan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haaraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
  2. 1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn.

Lamidka: haaraamid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur