haaraan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
- 1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn.
Lamidka: haaraamid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

