haasaawayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haasaawee. ld haasaawin.

Lamidka: haasaawee, haasaawin

haasaawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.

Lamidka: haasaawi

haasaawin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haasaaweyn.

Lamidka: haasaaweyn