haasaawee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)
Macnaha:
- 1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
Lamidka: haasaawi
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)
Macnaha:
Lamidka: haasaawi
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Lamidka: haasaawee