haashaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.

Lamidka: shoob, mardaadi

shoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.
  2. Cid mardaadiyid.