shoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.Cid mardaadiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xarragoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0