haatan

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Hadda tan la joogo; amminka, hadda.

Lamidka: amminka, hadda

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amminka

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. Hadda; eegga. ld imminka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur