xaadirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.Qof meel ku sugnaan ama tegid.Lamidka: jooge, haatanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haatanQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Hadda tan la joogo; amminka, hadda. Lamidka: amminka, haddaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0