haatif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan. ld haatuf.

Lamidka: haatuf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haatuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haatif.

Lamidka: haatif

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur